Maleeshiyaad abaabulan oo la baxay Macwiisley ayaa weerar ku qaaday subaxnimadii hore ee saakay saldhig Al-shabaab ay ku lahaayeen deegaanka Ceel Cali ee gobolka...
Kulankii madasha iskaashiga Soomaaliya iyo Deeq bixiyaasha oo labo maalin ka socday Muqdisho ayaa maanta la soo gabagabeeyay.
Shirka ayaa waxaa ka qeybgalay dowladda Federaalka,...