WARARKA

Wasiirka Amniga iyo Wasiirka Gaadiidka & Duulista oo Maanta Hortegey Xildhibanada Golaha Shacabka

Golaha shacabka ayaa ka furmay kulan gaar ahaa oo suaalo lagu weydiinayey Wasiirka Amniga Maxamed Abuur Isloow Ducaale iyo Wasiirka Gaadiidka & Duulista Hawada...

Gudoomiyaha aqalka sare oo maanta magalada muqdisho kula kulmay James Swan

Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaanshi Cabdullaahi ayaa maanta magalada muqdisho kula kulmay Wakiilka Qaramada Midoobey ee Arrimaha Soomaaliya James Swan. Labadan masuul...

Boliiska keyna oo ka hadlay dad bus la socdey oo lagu diley deegaanada waqooyiga bari ee kenya

Saraakiisha Booliiska dalka Kenya ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay weerar xoogag ka tirsan Al-shabaab ku qaadeen maalintii shalay Bas marayay waddada xiriirisa...

Roobab dabeylo wata oo ka da’ay deeganada maamulka puntland

Wararka aynu ka heleyno deegaannada Bari ee maamul gobolleedka Puntland ayaa sheegaya in saacadihii ugu danbeeyay ay halkaa ka da'ayeen Roobab Mahiigaan ah oo...

Dowlada oo la safatey wadada heysta Cabdiramaan Cabdishakuur

Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ka hadashay arinta buuqa badan dhalisay ee ku saabsan siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame iyo eedeymo uu u soo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img