WARARKA

Wax ka ogow sababta keentey in Cabdicasiis Laftageen dib usoo celiyo arin dhamaatey

Cabdicasiis lafta gareen ayaa habeenkii ay ku beegneyd sanad guuradiisa koowaad waxaa uu dib usoo celiyey arin kol hore dhamaatey oo aheyd dhacdadadii sida...

Somaliya iyo sucuudiga oo heshiis cusub ka gaaray arimaha xajka 2020

Dowladaha Soomaaliya iyo Sacuudiga ayaa heshiis cusub ka gaaray arrimaha xajka, oo xajkii tagay ay hareeyeen caqabado dhowr ah, sida uu sheegay wasiirka Awqaafta...

Maamulka ahlusuna oo ku gacan seyray sharuud ay gudiga farsamada ku xireen xildhibanada cusub

Qoraal kasoo baxay Maamulka sare ee Ahlu Sunna Waljameeca ayaa ku gacan seyray sharuud Guddiga Farsamada dhismaha maamulka Galmudug ay ku xireen xildhibaannada ka...

Xildhibanada golaha shacabka oo maanta ansixiyey laba sharci oo muhiim ah

Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka socda kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Kulanka ayaa waxaa Shir Guddoominaya Guddoomiyaha Golaha Shacabka...

Gudoomiyaha baarlamaanka oo xafiskiisa kula kulmay safiirka Turkiga u fadhiya somaliya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa xafiiskiisa ku kulmay safiirka dalka Turkiga Mehmet Yilmaz. Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img