WARARKA

Daawo Cabdi Casiis Laftagareen oo Warbixin Been ah Siiyey Beesha caalamka iyo shacabka Soomaaliyeed.

Hogaamiyaha maamulka koonfur galbeed Cabdicasiis Lafta Gareen oo beryahan ku sugnaa magalada neyrobi ee dalka kenya ayaa warbixin aan waxba ka jirin siiyey beesha...

Maamulka Degmada Awdheegle oo Lagu Dhawaaqay

Wasiirka arimaha gudaha maamulka koonfur galbeed ayaa maanta ku dhawaaqay maamulka degmada awdheegle, Maamulkaasi oo ka kooban 5 xubnood. Gudoomiyaha degmada awdheegle ayaa loo magacaabay...

Dhegeyso Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo ka Digey Xoolaha Magalada Lagu Dhex Heysto

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa Caasimadda Cumar Maxamuud Maxamed ayaa sheegay in waddooyinka magaalada muqdisho laga xareenayo xoolaha kala duwan ee dhex socda,kuwaas oo...

Alshabab oo Meel Fagaaro ah ku Toogtey 3 Ruux

Al-shabaab ayaa fagaare kuyaala degmada Kamsuuma ee gobolka Jubbada Hoose ku dishay saddex nin oo ay sheegeen in lagu helay in ay la shaqeynayeen...

Sheekh Shakir oo Hanjabaad u Diray Xukuumada

Qoraal ka soo baxay xafiiska madaxa Xukuumadda Maamul gobolleedka Galmudug dhinaca kalana ah hoggaamiyaha Ahlu Sunna Waljameeca ayaa lagu sheegay in dowladdu afduub ku...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img