WARARKA

Madaxdii Ahlusuna oo Isku Dhiibay Dowlada

Hoggaamiyaha Ahlu Sunna Waljameeca Sheekh Shaakir Cali Xassan oo goor dhaw shir jaraa'id ku qabtay degmada Dhuusa-Mareeb ayaa sheegay in Amniga guud ahaan deegaannada...

Dowlada Kenya oo Ka Jawaabtey Eedeyn ugu Timid Dowlada Somaliya

Dowladda Kenya ayaa ka hadashay eedeyntii cusleyd ee shalay uga timid dowladda Soomaaliya oo sheegtay in Nairobi ay faro-gelin xooggan ku hayso arrimaha gudaha...

Bangiga Aduunka oo Heshiis Cusub La Saxiixday Dowlada Somaliya

Wasiirka Wasaaradda maaliyadda Dowlada Federaalka Somaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa saxiixey heshiis ku saabsan wanaajinta iyo dub-u-soo laabashada Soomaaliya ee Wadashaqeyntii tooska aheyd ee...

Ahlusuna iyo Ciidamada Dowlada oo Ku Dagaalamay Magalada Dhuusamareeb

Wararka inaga soo gaaraya magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in goordhow halkaas uu ka qarxay dagaal. Dagaalkaani ayaa la sheegayaa inuu u...

Dhegeyso: Khadija Diiye oo Ka Hadashay Baaritaan la Sheegay Inay Diiday In Lagu Sameeyo

Wasiirada shaqada iyo isboortiga dowlada federaalka somaliya KHadija Diiriye ayaa si kulul uga hadashay baritaan ay diidey xili ay kasoo degeysay Airporka Adan Cade...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img