WARARKA

Dhegeyso: Maamulka Jubaland oo La Sheega Inay Ciidamo Aad u Fara Badan Geeyeen Mandheera

Maamulka jubaland ayaa Saacadihii la soo dhaafay Ciidamo farabadan ay geeyeen Magaalada Mandheera, halkaas oo ay horay ugu sugnaayeen Cidiamo ka tirsan jubbaland oo...

Howlgalo ay Ciidamada Dowlada ka Fulinayaan Degmada Awdheegle

Ciidamada Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa waxaa ay dhaq dhaqaayo Ciidan saaka ka wadaan degmada Awdheegle oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo...

Maamulka Galmudug oo Fariin u Direy Maamulka Puntland

Afhayeenka Cusub ee Maamulka Galmudug ee madaxweyne Qoor Qoor, Cismaan Ciise Nuur (Taardhuleed) ayaa digniin u diray maamulka Puntland oo uu sheegay inay soo...

Dhegeyso: Wasiirka Arimaha Dibada oo Ka Hadley Kulan uu La Yeeshay Dhigiisa Dalka Kenya

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, dowlada federaalka somaliya Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa maanta wadahadal kula yeeshay Nairobi dhiggiisa dalka Kenya, Marwo Raychelle...

Alshabab oo xalay Weerar Kusoo Qaada Fariisimo A Ciidamada Dowlada Ku Lahaayeen Degmada Awdheegle

Xoogag ka tirsan Ururka Al-shabaab ayaa xalay weerar ku bilowday madaafiic ku qaaday fariisimo ay ciidamada dowlada ku leeyihiin deegaanka Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img