WARARKA

Dhegeyso: Madaxweynaha Maamulka Puntland oo Ka Hadley Qaraxii Lagu Diley Gudomiyaha Gobolka Nugaal

Madaxweynaha maamulka Puntland, Siciid Cabdullaahi Maxamed (Deni) oo ka hadlayey qarixii is-miidaamiinta ee ay xalay Al-Shabaab ka fulisay gudaha magaalada Garoowe ayaa shaaciyey xog...

Gudoomiyaha Gudiga Doorashooyinka oo Ka Cabaneysa Faragelin ay Kala Kulantey Xubno Ka Tirsan Baarlamaanka

Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yareey) oo ah guddoomiyaha guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa khamiistii todobaadkaan baarlamaanka Soomaaliya u sheegtay in shaqada guddiga...

Maamulka Gobolka Banaadir oo Xalay Isugu Yimid Kulan Looga Hadlayey Cudurka Coronoviruska

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xalay shir guddoomiyay shirka Todobaadlaha ee maamulka gobolka Banaadir, kaasi oo ka...

Gudiga Dhameystirka Xeerka Doorashooyinka oo Kulan La Qatey Masuuliyiin Ka Tirsan Wasarada Arimaha Gudaha

Guddiga Wadajirka ah ee dhameystirka Xeerka Doorashooyinka Qaranka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan la qaatay Mas’uliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Xukuumadda Federaalka...

Amisom oo Xiratey Albaabka Laga Galo Xerada Xalane

AMISOM ayaa xanibtay gelitaanka xarunta Halane oo ay ku yaalliin safaarado shisheeye iyo taliska guud ee ciiddanka Amisom. Xanibaadaan waxay qayb ka tahay dadaal...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img