Sida lagu daabacay Website-ka waregsyka the standard ee kasoo baxa magaalada Nairobi, dowladda Kenya ayaa sheegtay iney baaritaan ku sameyneyso wada shaqeyn la sheegay...
Dowladda Soomaaliya iyo taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa ka hadlay weerar 10-April-2020 ka dhacay duleedka degmada Jamaame ee Gobolka Jubada hoose...