WARARKA

Ururka jaamacada carabta oo cambaareyey heshiiska dowlada itoobiya iyo maamulka somaliland

Madaxa Jaamacadda Carabta Axmed Aboul Gheit, ayaa cambaareeyay heshiiska badda ee u dhexeeya dowladda Itoobiya iyo Somaliland, wuxuuna ku tilmaamay xad-gudub cad oo ka...

Madaxweynaha dowlada federaalka oo gaarey magalada kambala

Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa gaaray magaalada Kampala ee dalka Uganda. Madaxweynaha ayaa Kampala uga qeybgalaya shir lagu...

Ciidamada dowlada iyo alshabab oo xaley ku dagaalmay degmada qoryooleey

Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay dagaal xalay saq-dhexe ka dhacay gudaha degmada Qoryooley ee gobolka Shabeelaha Hoose, kaas oo...

Mareykanka oo sheegey in heshiiska itoobiya iyo somaliland uu halis ku yahay la dagaalanka alshabab

Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay inay kasoo horjeedo heshiiskii dhawaan dhex maray dowladda Itoobiya iyo Somaliland. War kasoo baxay aqalka Cad ayaa walaac looga muujiyay in...

Qarax ismiidaamin ah oo maanta ka dhacay degmada xamar weyne

Ugu yaraan 3 qof ayaa ku geeriyooday, labo qofna way ku dhaawacmeen qarax ismiidaamin ah oo maanta ka dhacay maqaayadda Alhindi oo kutaala degmada...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img