WARARKA

Kenya oo Maxkamada Aduunka Ka Codsatey In Dib Loo Dhigo Dacwada Bada

Dowlada Kenya ayaa lagu soo waramayaa inay la gaartay maxkamada caalamiga ah ee cadaalada (ICJ) inay codsato kordhinta dhageysiga dacwada muranka xadka badda oo...

Gudoomiyaha Gobolka Banadir oo Soo Bandhigay Qorshe Cusub oo Lagula Dagaalamayo Cudurka Covit 19

Guddoomiyaha Maamulka gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed (Filsih) ayaa sheegay in maamulka gobolka uu wado qorsho lagula dagaalamayo Cudurka Safmareeka ah ee COVID-9, kaasoo...

Maamulka Jubaland oo Amrey In Masaajidada La Xiro

Madaxwaynaha Maamul Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa kulan degdeg la qaatay Culimada iyo imaamyada masaajidada ku yaalla Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose,...

Alshabaab oo lagala Wareegay Deegaano Hoostaga Gobolka Bakool

Ciidamada dowladda Soomaaliya e ku sugan gobolka Bakool ayaa waxaa ay howlgallo ay kula wareegeen deegaano dhowr oo ka tirsan Gobolka Bakool kasoo ay...

Xukuumada oo Shegtey Inay Fureyso Xarumo Horleh oo Lagu Karantiilo Dadka Qaba Covit 19

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa shir guddoomiyey kulan ay yeesheen Guddiga Qaran ee xakameynta COVID19,kaas oo looga hadlay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img