WARARKA

Cidamada Amisom oo Qarax Lagula Beegsaday Duleedka Deegaanka Shalanbood

iidamo ka tirsan kuwa AMISOM oo ay wehlinayaan kuwo Dowladda Soomaaliya ayaa waxaa ay dhaq dhaqaaqyo iyo howlgallo ka wadaan deegaanka Shalaanbood ee gobolka...

Dhegeysiga Dacwada Bada ee ay Isku Heystaan Somaliya iyo Kenya o Mar Kale Dib Loo Dhigay

Garsoorka maxkamadda caddaaladda caalamiga ah ee ICJ ayaa ku dhawaaqay in mar kale dib loo dhigay waqtiga dhageysiga dacwadda muranka badda ee u dhaxeeya...

Diyaarado Laga Leeyahay Dalka Kenya oo Duqeyn Ka Geystey Degaano Ka Tirsan Gobolka Gedo

Wararka inaga soo gaaraya Gobolka Gedo ayaa sheegaya in xalay Saqdii dhexe diyaarado dagaal ay duqeyn ka fuliyeen deegaano hoostaga degmooyinka Ceel-waaq iyo Baardheere,...

Wasiirka Shaqada iyo Arimaha Bulshada oo La Saxiixdey Duqa Magalada Muqdisho Mashruuc Lagu Caawinayo Dadka Danta Yar

Wasiirka shaqada iyo arrimaha Bulshada Xildhibaan Sadiiq Warfaa iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta Muqdisho ku kala saxiixday mashruuc...

Xeer Ilaliyaha Guud ee Qaranka oo Sheegay Inay La Dagaalami Doonaan Musuqmaasuqa

Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka Soomaaliya Dr,Sulaymaan Maxamed Maxamuud, ayaa sheegay in xafiiskiisu uu gacanta ku hayo kiis ku saabsan musuqmaasuq ka bilowday wasaaradda...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img