WARARKA

Ciidamada Dowlada oo Alshabaab Kala Wareegay Deegaano Hoostaga Gobolka Hiiraan

Ciidamada Dowladda Somaaliya ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgallo culus ka fuliyeen deegaano iyo degmooyin ka tirsan Gobolka Hiiraan oo ay ku...

Maamulka Jubaland oo Ka Hadley Ismiidaamin Ka Dhacday Duleedka Magaalada Dhoobleey

Ciidamada maamulka Jubbaland ayaa waxay sheegaan in Isniintii lasoo dhaafay ay dileen 4 ka tirsan dagaallamayaasha Al-shabaab kadib dagaal ka dhacay duleedka Magaalada Dhoobley...

Wakiilka Midowga Yurub ee Somaliya oo Walaac Ka Mujiyey Dib u Dhaca Ku Yimid Taariikhda Gudiga Doorashooyinka Hor Imanayaan baarlamaanka

Midowga yurub ayaa walaac ka muujiyay dib u dhaca taariikhda uu guddiga doorashooyinka Soomaaliya barlamaanka hor imaanayo si uu usoo bandhigo warbixin laga sugayo...

Maamulka Jubaland oo Shaaciyey Waqtiga La Qaban Doono Imtixaanaadka Shahaadiga ah

Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee maamul goboleedka Jubbaland ayaa Maanta shaacisay wakhtiga la qabanaayo imtixaanka shahaadiga ah ee Iskuulada ku yaalla deegaannada Maamulkaas. Qoraal...

Dhegeyso: Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan oo Baaq Ku Saabsan Cudurka Covit 19 u Direy Dowlada Dhexe

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa sheegay in 24-kii Saac ee la soo dhaafay Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ay ku...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img