WARARKA

Ergeyga qaramada midoobey ee somaliya oo shaley kulan la qaatey madaxweynaha maamulka puntland

Ergeyga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, James Swan, ayaa maalintii shaley kulan la yeeshay madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Den. Kulankaasi ayaa diiradda lagu saarayay arrimaha...

Ciidamada dowlada iyo kuwa deegaanka oo isku urursanaya duleedka deegaano kuu dhow degmada maxaas

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa deegaanka ee Macawiisleyda ayaa gobolka Hiiraan ka bilaabay dhaqdhaqaaqyo culus oo ay ku doonayaan iney dib ula...

Ciidamada Africom oo howlgalo duqeyn ah ka fuliyey buuraha calmiskaad ee gobolka bari

Dowladda Maraykanka oo bayaan rasmi ah soo saartay ayaa ka warbixisay hawlgal duqeymo ah, oo ay todobaadkan ka fulisay buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari,...

Somaliya oo mar kale ku baaqdey in la joojiyo dagaalka ka socda magalada gaza

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Cabdisaalam Cabdi Cali, ayaa si adag uga hadlay xaaladda adag ee ay wajahayaan shacabka Falastiin,...

Qeyb ka tirsan golaha samatabixinta oo heshiis la galey dowlada federaalka

Xubnaha Mucaaradka ee dhawaan isaga baxay Golaha Samatabixinta ee Shalay heshiiska la gaaray dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda ee...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img