WARARKA

Madasha Xisbiyada Qaran oo Soo Dhaweeyey Natiijada Hor u Dhaca ee Kulankii Dhuusamareeb

Madasha Xisbiyada Qaran ayaa waxaa ay soo saareen War-Saxaafadeed ay kusoo dhaweeyeen natiijada hor dhaca aheyd ee kasoo baxday ShirkiiMadaxda Dowladda iyo Dowlad...

Madaxweynaha Maamulka Jubaland oo Sheegay In La Xaliyey Khilaafkii Kala Dhexeeyey Madaxda Dowlada

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa sheegay in is afgarad buuxa laga gaaray khilaafkii kala dhaxeeyay Maamulkiisa Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya,...

Akhriso: Warmurtiyeed Kasoo Baxay Shirkii Dhuusamareeb

Waxaa Caawa Warmuriyeed ka kooban laba bog laga soo saaray Shirkii u dhaxeeyay Madaxda Sare ee Dowladda Federaalka iyo Maamul Goboleedyada, kassoo looga hadlay...

Waa Maxay Sababta Loo Dayacay Degmada Afgooye oo Loogu Gurman Waayey

Halheyska inta badan ay isticmaalaan kuwa isku sheega inay yihiin siyaasiiyiin somaaliyeed ayaa ah in somalidu ay tahay mid qura oo aysan jirin somali...

Ciidamada Mareykanka ee Africa oo Sheegay Inay Duqeyn Ka Fuliyeen Deegaano Ka Tirsan Maamulka Puntland

Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika ee AFRICOM ayaa sheegay inay fuliyeen duqeyn ka dhan ah kooxda Daacish ee Soomaaliya kadib markii kooxdaas ay weerartay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img