WARARKA

Maddaxweynaha Maamulka Puntland oo Ka Hadley Xil Ka Qaadistii Reysulwasaare Kheyre

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Den ayaa si adag ugu hadlay tallaabadii xilka baarlamaanka ugu qaaday ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre, isagoo qeexay waxyaabo badan...

Ciidanka Boliiska oo Sheegay Inay Soo Qabteen Rag Burcad ah oo Dhibaateynayey Shacabka

Ciidamada Booliska ayaa la sheegay in howlgal ay sameeyeen ay kusoo qabteen xalay Koox Burcad ah oo Muwaadin Soomaaliyeed oo ku Shaqeysanayay Mooto Bajaaj...

Maddaxweynihii Hore ee Somaliya Xasan Sheekh oo Ka Digey Waqti Kororsasho

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay xaaladda ku soo korortay dalka, kadib markii uu shalay is-casilay Ra’iisal Wasaare Xasan Cali...

Maddaxweynaha Dowlada Federaalka oo Aqbaley Xil Ka Qaadistii Lagu Sameeyey Reysulwasaare Kheyre Qoraalna kasoo Saaray

Madaxweynaha Dowlada Fedraalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo ayaa aqbalay go’aanka Xildhibaanada Golaha Shacabka ay kalsoonida uga laabteen Ra’iisul Wasaare Kheyre. Madaxweyne Farmaajo wuxuu...

Midowga Africa oo Soo Dhaweeyey Qodobadii Kasoo Baxay Shirkii Dhuusamareeb

Qoraal kasoo baxay Xubnaha Ururka Midowga Afrika ee taageera Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay qodobadii kasoo baxay Shirkii Madaxda Dowladda Federaalka & Dowlad Goboleedyada...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img