WARARKA

Taliyaha Ciidamada Ugandha ee Somaliya oo Sheegay In la kordhin Doono La Dagaalanka Alshabab

Taliyaha Ciidamada Uganda ee qeybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM, Brig. Jeneraal Richard Otto ayaa booqasho ku tegay jiida hore ee...

Madaxweynaha Dowlada Federaalka oo Xubnaha Golaha Shacabka Ka Codsadey Inay Ansixiyaan Golaha Wasiirada Cusub

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku bogaadiyey Wasiirka Koowaad ee dalka Mudane Maxamed Xuseen Rooble soo dhisidda Xukuumad tayo leh oo...

Golaha Wasiirada Cusub iyo Reeraha Ay Kasoo Jeedaan

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay ku dhowaaqay Golaha Wasiirada Cusub ee xukuumaddiisa, ee muddada laga sugayey, kuwaasi oo ka kooban 27...

Maamulka Galmudug oo Ka Hadley Dilal Ka Dhacay Deegaano Ka Tirsan Gobolka Mudug

War-Saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Amniga Maamul Goboleedka Galmudug ayaa waxaa looga hadlay dilal saacadihii la soo dhaafay ka dhacay degaano ka tirsan...

Jadwalka Doorashooyinka Qaranka oo La Filaayo Inuu Dib u Dhac Ku Yimaado

Jadwalka doorashada Soomaaliya ee ay isku raaceen madaxweyne Farmaajo iyo madaxda maamul goboleedyada ayaa qarka u saaran inuu ku yimaado dib u dhacii ugu...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img