WARARKA

Reysulwasaraha itoobiya oo amrey weerar ka dhan ah gobolka tigreyga

Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed ayaa sheegay inuu ciidamada militariga amray inay jawaab ka bixiyaan “weerar” xisbiga maamula gobolka Tigray ku qaadeen xero ay...

Dhegeyso: Madaxweynihii hore ee maamulka Hirshabele ka hadley doorashooyinka halkasi kasocda

Madaxweynihii hore ee Maamul goboleedka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Maalin, kaddib faah faahin ka bixiyay sababihii keenay in uu iska casilo xilkii Madaxweynaha...

Ilhaan Cumar oo mar kale ku guuleysatey kursiga koongareska mareykanka

Ilhan Cumar ayaa saacado ka hor waxaa dib loogu soo doortay Koongareeska Mareykanka iyadoo ku soo baxday doorashadii ka dhacday degmada 5-aad halkaas oo...

Golaha wasiirada oo qaatey kulanka oo looga hadlayo arimaha amniga iyo doorashooyinka

Shirkan oo uu Guddoominayo Ra'iisal Wasaare Maxamed Xusseen Rooble ayaa ayaa ka soconaya Hotel ku yaala gudaha Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde, waxaana diirrada lagu...

Gudoomiyaha baarlamaanka oo sheegey in baarlamaanka sii shaqeyn doono ila laga helo mid bedela

Guddoomiyaha baarlamaanka federaalka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheekh ayaa shaaciyey in baarlamaanka federaalka ee xiligan uu waqtiga kororsan doono uu sii shaqeyn doono marka uu...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img