WARARKA

Gudoomiyaha baarlamanka oo magacaabay gudi kasoo warbixiya cudurka Covid 19

Guddomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman ayaa magacaabay guddiga loogu talagay in ay warbixin kasoo diyaariyaan sameynta Cudurka Covid-19. Barlamaanka Soomaaliya ayaa ogaanaya in...

Qaraxyo ka dhacay gobolka ay amxaaradu degto

Laba qarax ayaa laga soo sheegayaa in ay ka kala dhaceen labo magaalo oo ka tirsan gobolka Amxaarada Itoobiya, kuwaas oo deris la ah...

Madaxweynaha Maamulka Hirshabeele oo sheegay in beesha caalamka aysan ka qeyb qaadan dhismaha maamulkisa

Madaxweynaha cusub ee maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa ku eedeeyay beesha Caalamka in aysan siin wax taageero ah xilligii la dhisayay...

Maxay ka dhigan tahay mucaaradka gudiga doorashada lasoo magaacabay mise waa quusteen?

Cumar Maxamad Cabdulle. Xasan Shiikh seedigii sidoo kalena la taliye sare ayuu u uhaa. Gudoomiyihii guddiga doorashooyinka.Nafisa Geedi Santuur waxay ka tirsanayd xafiiska Ex...

Wasiirka arimaha gudaha ooka hadley arimaha doorashooyinka

Wasiirka Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Mukhtaar Xuseen Afrax ayaa ka hadlay Arimaha doorashooyinka dalka iyo sidoo kale guddiyadii dhawaan lasoo magacaabay ee loo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img