WARARKA

Naftii halige isku qarxiyey maqaaxi ku taala magalada muqdisho

Warar aynu ka heleyno magalada muqdisho ayaa sheegaya in duhurnimadii maanta uu qarax ismiidaamin ah ka dhacay maqaaxi ku taala magalada muqdisho kaasoo...

Cabdulhadir Siidii oo mar kale loo magacaabay gudoomiyaha gobolka shabelaha hoose

Cabdi Casiis Xasan Maxamed laftagareen ayaa xilkii ka qaaday guddoomiyihii Gobolka Shabeellaha Hoose Ibraahim Aadan Cali Najax, iyada oo guddoomiye Cusub uu u magacaabay...

Golaha shacabka oo maanta ansixiyey Gudiga adeega garsoorka

Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa Maanta Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho waxaa ay ku yeesheen kulanka 6-aad Kalfadhiga 8-aad Golaha , iyaga oo...

Hogaamiyaha xisbiga wadajir oo ka Digey in doorasho aan raali laga eheyn lagu qabto dalka

Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo & Taliyaha Nabadsugida Fahad Yaasiin ay guddiga doorashooyinka Soomaaliya Ciidanka Nabadsugida kasoo...

Wasiirka arimaiha dibada oo ka hadlay xiriirka Somaliya iyo Kenya muhiimada uu leeyahay

Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Soomaaliya Axmed Ciise Cawad, ayaa Kenya ku tilmaamay in ay tahay dalka ugu muhiimsan dalalka deriska...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img