WARARKA

Magacyada masuuliyiintii ku dhimatey qaraxii ka dhacay magalada gaalkacyo

Qaraxan oo uu fuliyay qof natii-hure ah ayaa galaaftay nolasha saraakiil sar sare oo ka tirsanaa ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, ciidamo iyo waliba mas'uuliyiin...

Qarax ka dhacay goob lagu soo dhaweyn lahaa Reysulwasaare Rooble

Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee qeybta maamulka Galmudug ayaa sheegaya in qarax xoogan uu ka dhacay irida hore ee garoonka Cabdullaahi Ciise, xili...

Wefdi uu hogaaminaayo Gudoomiyaha baarlamaanka oo maanta gaaray magalada baydhaba

Gudoomiyaha Gollaha Shacabka Barlamanka Federaalka Soomaaliya, Maxamed Mursal iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta maamulka Koonfur Galbeed. Waxa si weyn...

Sheekh Shariif oo dalka dib ugu soo laabtey fariina u diray madaxda dowlada

Madaxweynahii hore Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa dalka dib ugu soo laabtay wuxuuna ka hadlay arrimaha taagan ee ku hareereysan siyaasadda Soomaaliya. Sheekh Shariif...

Wiil somali ah oo ay toogteen boliiska dalka Australia

Booliska gobolka Queensland ee dalka Australia ayaa maanta aroortii hore bartamaha magaalada Brisbane ku toogtay wiil Soomaali oo da’diisa lagu sheegay inuu ahaa 22-jir. Raage...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img