Maleeshiyada Ururka Al-Shabaab ayaa saqdii dhexe ee xaley mudo kooban la wareegay gacan ku haynta deegaanka Ceeldheere, oo ku yaala inta u dhaxeysa Dhuusamareeb...
War kasoo baxay Taliska ciidanka Mareykanka ee AFRICOM ayaa lagu sheegay in howlgal ay ka kaashadeen iyaga iyo ciidanka dowladda Soomaaliya ka fuliyeen gobolka...
Odayaasha dhaqanka beesha hubeer oo kulan ku yeeshay degmada walaweyn maalintiii isniinta aheyd ayaa waxaa ay kulankooda dhaleeceyn aad u weyn uga soo jeediyeen...