WARARKA

Alshabab oo ka hadashay qaraxii maanta ay la beegsadeen gudomiyaha gobolka

Al-shabaab ayaa ka hadashay weerarkii ku bilowday qaraxa ee saakay lagu qaaday Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose C/qaadir Maxamed Nuur Siidii iyo Saraakiil Ciidan oo...

Xildhibaan Mahad Salaad oo Madaxweyne Farmaajo ku eedeeyey qaraxii maanta ka dhacay texsiile

Xildhibaan Mahad Salaad oo ka mid ah xildhibaanada golaha shacabka ayaa ka hadlay beegsi uu sheegay in lagu hayo saraakiil kasoo jeeda hal beel,...

Saraakiishii ku dhawacmey qaraxii lala beegsadey kolonyada gudoomiyaha gobolka oo la keenay xamar

Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa Weerarkii Qarax Ee Lagu weeraray Saraakiil Cadaan ah iyo gudoomiyaha gobolka shabelaha hoose. Gaashaanle Axmed Cabdullaahi (Beer Yare) Oo...

Alshabab oo ka hadashey weerar ay ku qaadeen kolonyo la socotey gudoomiyaha gobolka shabelaha hoose

Xarrakada Al-shabaab ayaa war ka soo saartay weerar xoogan oo deegaanka Tixsiile lagula eegtay kolonyo gaadiid ah oo uu la socday guddoomiyaha gobolka Shabeellaha...

Cali Mahdi Maxamed oo ka digey caqabada uu dalka wejihi doono hadaan doorasho la qaban 8 febrayo ka hor

Cali Mahdi Maxamed ayaa isaga oo la hadlayay warbaahinta ayaa ka waxaa uu ka digay sida uu hadalka u dhiggay balaayo laga yaabo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img