Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa soo dhoweeyay soojeedinta Dowlad Goboleedka Puntland ee ah in shirka lagu baaqay...
Ku dhawaad 100 Xildhibaan oo ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ee waqtigooda dhamaaday ayaa maanta kulan xasaasi ah ku yeeshay Hotel Jaziira...
Dowladda fedaraalka ee Soomaaliya ayaa ka jawaabatya hadalo ka soo maalintii shaley kasoo yeeray xubnaha golaha musharixiinta oo ahaa in aysan Maxamed Cabdulahi Farmaajo...