WARARKA

Isgoyska dabka oo ay xukuumadu dhagxaan ku goysey

Hay’adaha Ammaanka ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dhagxaan waaweyn ku xirtay Isgoyska dabka ee Magaalada muqdisho, kadib markii gaari xoog uga soo gudbay uu...

Qarax ka dhacay magalada muqdisho oo geystey qasaaro isugu jirta dhimasho iyo dhaawac

Warar horudhac ah oo laga helay qaraxa ka dhacay Barta Koontorool ee Ciidamada dowladda ku leeyihiin Isgoyska Sayidka ayaa sheegaya in uu jiro...

Beesha caalamka oo uga digtey madaxda dowlada iyo maamul goboleedyada in uu baaqdo shirka uu iclamiyey madaxweyanaha

Xubnaha Beesha Caalamka ee taageerada siiya Soomaaliya ayaa ka hadlay arrimaha doorashooyinka dalka iyo Shirka la filayo in 15-ka Bishaan uu u furmo Madaxda...

Ururka jaamacada carabta oo baaqyo kala duwan u direy kooxaha isku heysta siyaasada dalka

Wadamo badan iyo Ururo Caalami ah oo daneeya Arrimaha Soomaaliya ayaa baaqyo kala duwan ka soo saarey xaalada cakiran ee siyaasada Soomaaliya maadama weli...

Gudiga farsamada shirka garoowe oo ku wajahan magalada baydhaba

Maanta oo Sabti ah ayaa waxaa lagu wadaa in Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay inay gaaraan Guddiyo farsamo oo loo xilsaaray diyaarinta iyo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img