Gudoomiyaha Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa maanta ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka iyo heshiiskii doorashada ay la sheegay...
Madaxweynihii hore ee Galmudug kana mid ah Xubnaha Midowga Musharixiinta Madaxweynaha Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa ka hadlay heshiiskii guddiyada ka kala socda dowladda, maamul...