Dowladda Turkiga ayaa si adag uga hadashay qarixii is-miidaaminta ee xalay ka dhacay maqaayalada Luul Yemeni oo ku taalla degmada Xamar jajab ee gobolka...
Waxaa xalay lagu kala kacay oo fashil ku soo idlaaday shir Hotel Decale ay ku yeesheen Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xusseen Rooble...
Hoggaamiyaha xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa shaaciyay qodobadii ay hor dhigeen Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ee ka biyo diiday in uu fuliyo si loo...
Gudoomiyaha xisbiga amini iyo cadaalo oo la hadlay warbaahinta magalada muqdisho ayaa sheegay in sheekh mukhtaar roobow ay soo wajahdey xaalad caafimaad daro taasoo...
Gudoomiyaha maxkamadda sare ee dalka, Baashe Yuusuf Axmed ayaa soo saaray go’aano culus oo la xiriira xakameynta Coronavirus, si looga hortago fidis xanuunkan oo...