WARARKA

Inaali laahi wa inaa ileyhi raajicuun Cali Mahdi Maxamed oo kol dhaweyd neirobi ku geeryoodey

Wararka inaga soo gaaraya magaada muqdisho ayaa sheegaya in kol dhaweyd uu magalada neyrobi ku geeryoodey madaxweynihii hore ee somaliya Cali mahdi Maxamed. Weli ma...

Qarax kol dhaweyd ka dhacay degmada kaaraan

Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax barqanimadii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho. Qaraxa oo ahaa nooca miinada ayaa lagu soo...

Maxkamada aduunka oo soo saartey jedwelka dhegeysiga dacwada bada

Maxkamadda cadaaladda Adduunka ee marka magaceeda loo soo gaabiyo loo yaqaan ICJ ayaa shaacisay jadwal ku aadan dhageysiga dacwadda badda eedhexeysa wadamada Soomaaliya iyo...

Midowga musharixiinta oo ka hadley amni darada kusoo korortey dalka

Golaha midowga musharrixiinta madaxweynaha Soomaaliya, ayaa walaac xooggan ka muujiyay amni darrada iyo faafitaanka cudurka Covid-19, iyagoo dowladda ku eedeeyay in ay ka gaabisay...

Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun Xildhibaan Boonow oo ku geeryoodey magalada baydhaba

Inaalilaahi wa inaa inleyhi raajicuun Waxaa magaalada Baydhabo ku geeriyooday alle ha u naxariisteen Maxamuud Maxamed Boonoow oo ka tirsanaa Golaha Shacabka. Bahda daafeet media...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img