WARARKA

Wasiirka wasarada caafimaadka oo maanta qaadatey tilaalka cudurka korono viruska

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda ee Xukuumadda xilgaarsiinta Drs Fawsiya Abiikar Nuur ayaa maanta lagu talaaley Tallaalka COVID-19 ee ugu horeeyay gudaha dalka...

Akhriso qoraal kasoo baxay gudiga doorashooyinka

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal wuxuu soo dhaweynayaa kulanka loo madlan yahay ee dhinacyada hoggaanka Golaha siyaasadda ay qorshaynayaan in ay deg deg u...

Madaxweynaha Galmudug oo Goor dhow soo gaaray Magaalada Muqdisho

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi kaariye Qoorqoor iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maalmihii lasoo dhaafay safar shaqo ugu maqnaa dalka Turkiga ayaa Goordhow...

Wafdi ka socda Dowladda Federaalka oo u ambabaxay Gobolka Gedo

Guddiga Gurmadka abaaraha ee ay magacaawday Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xil-gaarsiinta ayaa u ambabaxay Gobolka Gado si ay qiimeyn ugu sameeyaan xalaad abaar ee...

Ingiriiska oo somaliya ku dartey liiska dowladaha aan dalkeeda imaan karin

Dalka ingiriiska ayaa shaacisay in afar dal oo kale, oo ay ku jiraan saddex dal oo Carab ah, lagu dari doono liiska dalalka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img