WARARKA

Howlgalo lagu baacsanayo alshabab oo laga sameeyey degmada ceeldheer

Wararka aynu ka heleyno gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maanta ciidamada dowladda iyo kuwa Macawiisleyda ay howlgal culus ka fuliyeen agagaarka degmad Ceeldheer, kaasoo...

Mareykanka oo mar kale ka digey heshiis badeedka ay wada galeen somaliland iyo itoobiya

Dowladda Mareykanka ayaa mar kale diginin xooggan ka bixisay heshiiska badda ee ay galeen Itoobiya iyo maamulka Somaliland, waxayna taageero u muujisay madax-banaanida iyo...

Somaliya oo dacwad ka dhan ah itoobiya u gudbisay golaha amaanka

Safiirka Soomaaliya ee Qaramada Midoobay ayaa Isniintii ku eedeeyay ciidamada Itoobiya in ay si sharci darro ah ku soo galeen xuduudka ay wadaagaan, taasi...

Maamulka gobolka banaadir oo ka hadley qasaaraha ay geysteen roobabkii shaley ka da’ay magalada

Inta la xaqiijiyay laba caruur ah ayaa ku geeriyootay roob xoogan oo 24-kii saacadood ee la soo dhaafay ka da'ay gudaha magaalada Muqdisho10 saacadood...

Golaha amaanka ee qaramada midoobey oo ka hadli doona arimaha amniga dalka somaliya

Golaha Qaramada Midoobay ayaa yeelan doona kulan xog-wareysi iyo wadatashi ah oo ku saabsan Soomaaliya. James Swan, oo ah ku simaha Ergeyga Qaramada Midoobay ee...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img