WARARKA

Madaxweynaha oo qaatey go,aankii ay gaareen qaaar kamid ah maamul goboleedyada

Madaxweynaha Dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xalay khudbad uu horey usoo duubay u jeediyay shacabka Soomaaliyeed ayaa soo dhaweeyay go'aankii ay qaateen...

Reysulwasaare rooble oo soo dhaweeyey mowqifkii ay qaateen galmudug iyo hirshabele

Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xusseen Rooble ayaa dhawaan qoraal uu soo saaray uga soo horjeestay muddo kordhintii dhawaan Baarlamaanka ay labada sano ugu...

Maamulada hirshabele iyo galmudug oo ka horyimid heshiiskii mudo kordhinta

Maamul goboleedyada Galmudug iyo Hirshabelle ayaa isku raacay in si degdeg ah loo qabto doorashooyinka Soomaaliya si meesha looga saaro xaaladda karin ee ka...

Odayaashii dhaqanka ee Afartameeyadii ka arimin jiray deegaanada KG.

Marka uu imaaday isticmaarkii Talyaaniga wuxuu ka codsaday ineey siiyaan dhalinyaro uu ciidan kadhigto weey ka diideen waxeeyna ku dhaheen ma heyno dhalinyaro aad...

Xildhibaano ka tirsan labada Aqal oo kulan la qaatay Xasan Sheekh

Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee muddo xileedkoodu dhammaaday ayaa hoygiisa ku booqday Madaxweynihii hore ee dalka Xasan Sheekh Maxamuud. Xildhibaanada...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img