WARARKA

Madaxweyne Farmaajo iyo marwadiisa oo maanta u ambabaxay dalka ugandha

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay Magaalada Kambaala ee Caasimadda Dalka Uganda. Madaxweynaha ayaa halkaas kaga qayb gelaya xafladda...

Duulimadyada diyaaradaha somaliya iyo kenya oo hakad la geliyey

Dowladda Kenya ayaa maanta shaacisay iney hakad galisay dhamaan duulimaadyadii diyaaradaha tagayay kana imaanayay dalka Soomaaliya, marka laga reebo diyaaradaha Qaramada Midoobay iyo kuwa...

Sheekh Shariif oo kulan la qaatey Xasan Sheekh Maxamuud

Waxaa xalay magaalada Muqdisho kulan kuwada yeeshay madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Sheekh Shariif Sheekh Axmad kaa oo ka dhacay hoyga...

ciidanka boliiska oo ka warbixiyey qarixii xalay lala begsaday saldhiga waaberi

Afhayeenka ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sadiiq Aadan Cali oo faah faahin dheeraad ah ka bixiyay qaraxii xalay ka dhacay saldhiga degmada Waabari ayaa sheegay in...

Midowga musharixinta oo soo dhaweeyey magacaabista ergeyga cusub ee midowga afirka

Golaha Midowga Musharaxiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa soo dhoweeyey ergeygii ururka Midowga Afrika uu Soomaaliya ugu soo magacaabay Madaxweynihii hore ee dalka Ghana John...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img