WARARKA

Dalka Norwey oo sheegay inay magalada muqdisho ka furi doonaan safaarad

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Balal Maxamed Cusmaan, ayaa ku qaabilay Caasimadda Muqdisho, Safiirka Norway ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Marwo. Elin Bergithe...

Somaliya iyo kenya oo ka wada hadley xoojinta xiriirka labada dal

Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa isla meel dhigay xoojinta xiriirka ka dhaxeeya labada dal iyo dib usoo celinta xiriirkii diblumaasiyadeed ee labada dowladood. Warsaxafadeed kasoo...

Maamulka galmudug oo soo gudbiyey liiska xubnaha gudiga doorashooyinka

Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa soo gudbiyay liiska xubnaha guddiyada doorashada heer Fedaraal iyo heer dowlad goboleed ee laga sugaayay inuu...

Maamulka gobolka banaadir oo amar cusub kusoo rogey gaadiidleyda ka shaqeysa magalada

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa amar cusub kusoo rogay dhamaan Gaadiidka ka dhex shaqeeya magaalada Muqdisho iyo kuwa sida gaarka ah loo leeyahay ee lagu...

Reysulwasaaraha oo maanta cisbitaalka ku booqdey dhalinyaradii qaraxii shaley dhaawaca kasoo gaartey

Raysal wasaaraha xukuumada federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqday dhalinyaradii ku dhaawacantay qaraxii Ismiidaaminta ahaa ee shalay ka dhacay afaafka hore ee Xerada...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img