WARARKA

Alshabab oo weerar ku qaadey saldhig ay ciidamada dowlada ku lahaayeen gobolka mudug

Faah faahinno dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dagaal culus oo u dhexeeyey ciidamada dowladda, kuwa daraawiishta Galmudug oo isku dhinac ah iyo Al-Shabaab...

Maamulka hirshabeele oo qaadacay kulankii uu ciclaamiyey reysulwasaare rooble

Madaxweynaha maamulka HirShabelle Cali Guudlaawe ayaa si lama filaan ah u qaadacay shirka ra’iisul wasaare Rooble iyo madax goboleedyada uga furmaya magaalada Muqdisho ee...

Madaxweynaha dowlada federaalka somaliya oo maanta ubax dhigay taalada dhagax tuur

Madaxweynaha dowlada federaalka somaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maamuusaya halgameyaashii Soomaaliyeed ee naftooda iyo dhiiggooda u huray Xorriyadda Gobollada Waqooyi iyo guud ahaan halgankii...

Ciidamo itoobiyaan ah iyo Alshabab oo maanta ku dagaalamay degmada xudur

Ciidamada itoobiyaanka iyo xubno ka tirsan alshabab ayaa maanta ku dagaalamay degmada xudur ee gobolka bakool dagaalkaasi kaasoo geystey khasaaro kala duwan Dagaalka ayaa waxaa...

Wefdi uu hogaaminaayo Madaxweynaha maamulka jubaland oo muqdisho gaaray

Madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa goordhaw soo gaaray magaalada Muqdisho. Wafdiga madaxweynaha Jubbaland ayaa waxaa kusoo dhaweeyay garoonka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img