WARARKA

Baarlamaanka carabta oo soo dhaweeyey jadwalka doorashooyinka somaliya

Baarlamaanka Carabta ayaa soo dhaweeyay go'aankii dhawaan kasoo baxay golaha wadatashiga qaranka Soomaaliya ee ku saabsanaa jadwalka doorashooyinka dalka Soomaaliya. Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta Caadil Bin...

Alshabaab oo dil ku fuliyey 8 ruux deegaanka kuunyo barow

Wararka ka imaanaya deegaanka Kuunya Baroow ee gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya in halkaasi shalay galinkii dambe ay dhaqdhaqaaqa Al-shabaab goob fagaare ah ku toogteen...

Munaasabada 1da luul oo xaley si weyn looga xusay magalada muqdisho

Munaasabado heerkoodu aad u sareeyo oo lagu weyneynaayo xuska 1-da Luulyo oo ku asteysan 61-sano guuradii kasoo wareegatay markii gobolada Koofureed xornimada ka qaateen...

Gudiga doorashooyinka oo tababar looga furey magalada muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka somaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa tababar u furay Guddiyada Doorashooyinka Dalka heer federal iyo heer maamul goboleed tababarkan ayaa socon...

Inaanilaahi wa inaa ileyhi raajicuun

Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun waxaa maanta magaalada muqdisho ku geeryoodey alaha u naxariistee Sheekh Shariif Aadan oo maanlmihii ugu dambeysay ku xanuunsanaa magalada...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img