Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii ka dhacay xeebta Liido ee magaalada Muqdisho, kaasoo galaaftay nolosha dad gaaraya...
Dowladda Soomaaliya cambaareysay dilka Israa’iil u geysatay hogaamiyihii xafiiska siyaasadda ee Xamaas Ismaaciil Haniya, allaha u naxariistee, dilkaas oo ka dhacay magaalada Tehran ee...