WARARKA

Mudo kordhin loo sameeyey howlgalka unisom ee somaliya

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa kulan ay yeesheen waxaa ay u codeeyeen Muddo-kordhin loo sameeyey Hawlgalka QM ee Taageeradda Somalia. 15-ka Xubnood ee Golahaasi...

Mareykanka oo afgaanistaan uga baxay xiligii loo qabtey

Ku dhawaad 20 sano kadib markii Mareykanku ciidamo u diray Afghanistan si ay uga dabatagaan argagixisadii qorsheysay weerarradii 11-kii Sebtember 2001, ciidamada Mareykanka ayaa...

Fidnadii Afgooye iyo Fashilkii Dowladda

Ku dhowaad afar qarni ka hor degaanka Afgooye waxaa ka talin jiray Saldanadii Ajuuraanka oo xukunkeeda gaarsiisnaa dhul aad u balaaran awood badana lahayd....

Wefdi ka socda hay’adaha iom, un, ocha oo maanta gaaray magalada baraawe

Waxaa Maanta degmada Baraawe gaaray wafdi ka socda Hay’adaha Qaramada Midoobay ee taageerada siiya Soomaaliya. Xubnaha wafdiga oo ka kooban Hay’adaha kala ah IOM, UN...

Wasiirka amniga maamulka galmudug oo sheegay in ay puntland iska kaashan doonan la dagaalka alshabab

Wasiirka Wasaaradda Amniga Maamul Goboleedka Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay in Galmudug iyo Puntland ay iska kaashan doonaan sidii loo soo afjari lahaa...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img