WARARKA

Maamulka jubaland oo cambaareeyey go,aankii madaxweynaha

Jubbaland ayaa soo dhoweysay tallaabadii uu raysal wasaare Rooble shaqada kaga joojiyay taliyihii hay’adda NISA, Fahad Yaasiin, inkastoo madaxweyne Farmaajo uu ka horyimid. Jubbaland waxay...

Golaha musharixiinta oo taageeray go,aankii reysulwasaare rooble

Golaha Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa taageeray go'ankii Raysal wasaaraha Soomaaliya shaqo joojinta ugu sameeyay taliyahii hay'adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Fahad Yaasiin. Golaha Musharaxiinta...

MADAXWEYNE FARMAAJO OO FARAY MUDANE FAHAD YAASIIN IN UU SII WADO HOGGAAMINTA HAY’ADDA SIRDOONKA IYO NABADDA SUGIDDA QARANKA

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Markii uu arkay warqadda sumaddeedu ay tahay XRW/314/9/2021 ee uu soo saaray Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya...

Reysulwasaaraha oo xilka ka qaadey taliyaha Nisa Fahad Yasin

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa shaqada ka joojiyay Agaasimihii Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Fahad Yaasiin Xaaji Daahir, waxa...

Labada garab ee isku heystey siyaasada gobolada waqooyin oo heshiis gaarey

Siyaasiyiinta gobolada waqooyi ee Somaliland oo ay kala hoggaaminayaan guddoomiyaha aqalka sare, Cabdi Xaashi iyo raysal wasaare ku xigeenka, Mahdi Guuleed ayaa heshiis rasmi...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img