WARARKA

Ahlusuna oo cududooda milateri kusoo bandhigey magalada guuraceel

Ciiddanka Ahlusunna Waljamaaca ayaa maanta oo sabti ah dhoolo-tus milatari kusoo bandhigay magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud, halkaas oo ay todobaadyo ka hor si...

Alshabab oo sheegatey dilal ka dhacay deeganada koonfur galbeed iyo jubaland

Dagaalyahanada Al-shabaab ayaa sheegtay Masuuliyada weeraro xalay lagu kala dilay saraakiil ka kala tirsaneyd maamulada Jubbaland iyo Koofur Galbeed. Xubno ka tirsan dagaalamayaasha Shabaab ayaa...

Wasiirka arimaha dibada somaliya oo kulan la qatey Wakiilka joogtada eh ee QM

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha dibadda ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud oo ku sugan Magaalada Washington ee dalka Mareykanka ayaa kulan la qaatay Amb Wakiilka...

Danjire Taarzan iyo danjire H,E Mninwa oo ka wada hadley dilalka lagula koco somalida ku nool koonfur africa

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Danjire Maxamuud Axmed Nuur ayaa qaabilay safiirka dalka Koofur Afrika u qaabilsan Soomaaliya H.E. Mninwa Johannes Mahlangu. Labada safiir...

Kiiska badda: Mar i dage Allah dago….

Waxaa qoray: Abdulkadir M. Abow abow@idirect.com Marka arrin mushkilad ah timaado waxaa la sameeyaa dadaalka ugu fiican ee suuragalka ah si loo xaliyo mushkiladda, ka dibna...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img