WARARKA

Digreeto lagu mamnuucayo ku tagri falka dhulalka danta guudo oo uu soo saarey Madaxweyne Farmaajo

Dikreeto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha waqtigu ka dhamaaday Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa lagu mamnuucay ku takri-falka iyo musuq maasuqa dhulalka danta guud ee...

Amisom oo jawaab ka bixisey eedeyntii ay usoo jeedisay ahlusuna

Howlgalka Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ayaa markii ugu horeysay ka jawaab celiyay eedeyn dhawaan kaga timid hogaanka sare ee Ahlu Sunna Waljameeca, taasoo...

Ciidamada ahlusuna oo fariisimo ka sameystey deegaanka bohol

Ciidankii Ahlusunna Waljaamaca ee shalay gebi ahaan isaga baxay Magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa barqadii Maanta gaaray degaanka Bohol oo dhinaca Waqooyi Galbeed...

Ciidamada ahlusuna oo isaga baxay degmada guuriceel

Ciidamada iyo hoggaanka Ahlusunna Waljamaaca oo maalmihii la soo dhaafay kula dagaalamayay degmada Guriceel Ciidanka dowladda iyo kuwa Galmudug ayaa saaka halkaasi isaga baxay. Ka...

Beesha caalamka oo sheegay inay ka walaacsan yihiiin dagaalka ka socda guriceel

War saxafadeed kasoo baxay Saaxiibada Beesha Caalamka ayaa waxay ku sheegeen iney ka walaacsan yihiin dagaalada ka socda degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud. Xubnaha Beesha...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img