WARARKA

Maamulka galmudug oo xal ka gaarey kursigii ay isku heysteen xaaf iyo cabdi qeybdiid

Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa soo saaray liiska xubnahii ka harsanaa doorashada kuraasta Aqalka Sare ee Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya ku...

Ciidamada dowlada oo alshabab kala wareegay deegaano hoostaga gobolka gedo

Ciidamada dowladda Soomaaliya gaar ahaan Guutada 10aad qeybta 43aad ayaa waxaa ay howlgallo kala duwan ka sameeyeen degaano hoostaga degmada Garbahaareey ee Xarunta Gobolka...

Madaxweynihii hore ee somaliya oo ka hadley doorshada iyo dib u dhaceeda

Madaxweynahii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlaayay munaasabad ka dhacday dalka Turkiga ayaa ku baaqay in la dadajiyo qabsoomida doorashada dalka...

Reysulwasaraha xukumada federaalka oo maanta xafiiskiisa ku qaabiley kaliyaha xoghayaha guud ee qaramada midoobey

Ra’iisul Wasaaraha dowlada federaalka somaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay kaaliyaha Xoghayaha Guud ee QM ee arrimaha Afrika Mss. Martha Ama...

Qarax xoogan oo maanta ka dhacay degmada baardheere

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax culus oo ka dhacay degmada Baardheere ee gobolka Gedo, kaasoo laga maqlay guud ahaan xaafadaha magaaladaasi. Qaraxa oo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img