WARARKA

Gudoomiyihii hore ee baarlamaanka oo maanta gaaray magalada baydhab si uu kursigiisa u difaacdo

Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ee maamulka Koonfur...

Alshabab oo weerar ku qaaday saldhig ay ciidamada dowlada ku lahaayeen dooynuunaay

Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa saaka waaberigii hore waxaa ay werar ku qaaden Saldhig Ciidamo ka tirsan kuwa xoogga dalka Soomaliyeed ee qeybta...

Maamulka degmada bardaale oo sharciyo cusub soo saarey

Waxaa Maanta degmada Bardaale ee Gobolka Baay kulan ku yeeshay Guddoomiyaha Maamulka degmadaas, Saraakiisha Ciidamada Amniga iyo Maamulada Xaafadaha & qaar kamid ah Xubnaha...

Xoogaga ahlusuna oo dhaqdhaqaaq milateri ka bilaabay deegaanka bohol

Wararka laga helayo degaanka Bohol ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay sheegayaan in saacadihii la soo dhaafay xoogaga Ahlusunna ee ku sugan ay bilaabeen...

Ciidamada Nisa oo howlgalo lagu sugayo amniga ka sameeyey duleedka magalada garbahaareey

Ciidamada Nisa ayaa waxaa ay howlgallo amniga lagu xaqiinayay ka sameeyeen degaannada buuralayda ah ee kuyaal duleedka Magaalada Garbahaareey ee Xarunta Gobolka Gedo. Howlgalka ayaa...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img