WARARKA

Hogaaamiyaha xisbiga wadajir oo eedeyn usoo jeediyey golaha wadatashiga qaranka

Hoggaamiyaha xisbiga wadajir, siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa ku eedeeyay golaha wadatashiga qaran in ay heshiis ku yihiin boobka doorashada kuraasta aqalka hoose. Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdirashakuur...

Alshabab oo gelinkii dambe ee shaley weerar ku qaadey saldhig ay ay ku sugnaayeen ciidadama amisom

Kooxda Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday saldhig ay ku sugnaayeen ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM gelinkii dambe ee shalay oo Khamiis ahayd, sida ay...

Reerkii dhalay gabar kufsi wadareed loogu geystey janaale oo codsadey cadaalad

Qoyska ay kasoo jeedo allaha unaxariistee Safiyo Cali Maxamed oo aheyd gabar aad u da'yar oo u dhimatay kufsi wadareed loogu geystay degmada Janaale...

Jarmalka oo dhaqaale ugu deeqay dowlada somaliya

Sanduuqa Gargaarka Bani’aadannimo ee Soomaaliya (SHF), taasoo ka dhigan in uu Jarmalku sannadkan dhaqaale dhan 64 milyan oo Yuuro uu ku bixiyay gargaarka arrimaha...

Ergeyga gaarka ee qaramada midoobey oo kulan la qaatey gudiga doorashooyinka

Guddiga fulinta doorashooyinka heer federaal, guddiyada doorashooyinka maamul goboleedyada, guddiga xallinta khilaafaadka doorashada iyo deeq-bixiyayaasha ayaa yeeshay kulan ay kaga doodayeen doorashada. Waxaa kulankooda kasoo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img