WARARKA

Sheekh Adan Madoobe oo buriyey amarkii Cabdicasiis Lafta gareen

Xildhibaan Sheekh Aadan Madoobe ayaa noqday xildhibaankii ugu horeeyay ee qaatay shahaadada xildhibaanimada ee kasoo galay maamul goboleedka Koonfur Galbeed. Isaga oo ka hadlayay shir...

Dabkii ka dhacay suuqa magalada hargeysa oo ay ku burbburtey hanti gaareysa 2 bilyan oo doolar

Guddida uu madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, u xil saaray tirakoobka hantida lagu waayay dabkii burburiyay suuqa Hargaysa, iyo hogaaminta dadaalada dib loogu dhisayo...

Dani oo isku shaandheyn ku sameeyey golihiisa wasiirada

Qoraal goor dhow kasoo baxay Madaxtooyada Puntland ayuu madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ku magacabay wasiiro cusub oo buuxinaya boosas ay baneynayaan xubno ka mid...

Ciidamada xooga dalka oo howlgalo ka sameeyey degmada walaweyn iyo deegaano kale

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal lagu xaqiijinayo Ammaanka ka sameeyey Degmada Walanweyn ee Gobolka Shabellaha Hoose. Taliyaha ururka 64 aad ee Ciidanka xoogga daka...

Alshabab oo weerar kusoo qaaday xero ay ciidamada dowlada ku lahaayeen degmada xudur

Dagaalka oo u dhaxeeyay Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa uu ka dhacay degmada Xudur oo ah Xarunta Gobolka Bakool. Dagaalka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img