WARARKA

Alshabab oo sheegtey ineysan wax heshis ah la geli doonin dowlada

Ururka Alshabaab ayaa sheegay inuusan marnaba wax wada hadal ah la galidoonin dowladda federalka Soomaaliya, taas bedddelkeedna ay qorshaynayaan inay la wareegayaan xukunka dalka. Hoggaamiye...

Diyaarado ay leedahay dalka kenya oo duqeeyey deegaano ka tirsan gobolka gedo

Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in diyaaradaha dagaalka Kenya ay saacadahii lasoo dhaafay duqeymo culus ka geysteen deegaano ka tirsan gobolka Gedo. Deegaanada...

Madaxweynaha dowlada federaalka oo kulan la qaatey qaar ka tirsan safiirada somaliya u fadhiya dalalka dibada

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah danjireyaasha Soomaaliya u fadhiya dalalka caalamka, isagoo ku adkeeyey in ay...

Gudoomiyaha gobolka banaadir oo maanta xafiiskiisa kula kulmey wefdi ka socda hey’ada WHO iyo hey’ada UNICEF

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi sare oo ka socday hey’adda Caafimaadka aduunka ee WHO iyo...

Mareykanka oo sheegey inuu kordhin doono gurmadka abaaraha iyo la dagaalanka alshabab

Maraykanka ayaa kordhinaya dadaallada la dagaalanka argagixisada ee Soomaaliya, sida ay sheegtay kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Siyaasadda Victoria Nuland oo la kulantay Madaxweyne...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img