WARARKA

Ergeyga gaarka ah ee dowlada mareykan u qabilsan arimaha somaliya James Swan oo sheegey iney la shaqeyn doonaan dowlada cusub

Ergeyga gaarka ah ee dowladda Maraykanka u qaabilsan Soomaaliya, James Swan oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Nairobi ayaa sheegay inay rajeynayaan in...

Wasiiro ka tirsan maamul goboleedka puntland oo maanta la dhaariyey

Magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland ayaa maanta lagu dhaariyay wasiirro uu dhowaan madaxweynaha maamul goboleedka Puntland magacaabay kaddib markii uu isku shaandheyn ku...

Maddaxweynaha cusub ee dalka somaliya oo beesha calamka ka codsadey iney ka qeyb qaataan dib u dhiska dalka

Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu baaqay beesha caalamka ka qeyb qaadashada dib u dhiska dalka Soomaaliya. Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu sheegay in...

Maddaxweynaha dowlada jabuuti oo ka hadley sida ey ugu faraxsan yihiin horumarka ey gartey somaliya

Madaxweynaha Djibouti, Ismaaciil Cumar Geelle oo shalay ka hadlay xafladdii caleemasaarka madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dowladda iyo shacabka Djibouti ay...

Dagaalo xaley ka dhacay degaano ka tirsan gobolka jubada hoose

Dagaalo culus ayaa waxaa ey ka dheceen inte u dhexeeya magaalada Kismaayo iyo degmada Afmadow ee gobolka Jubbada Hoose, inta la ogyaha ila iyo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img