WARARKA

Ururka dhalinyarada shabeelaha hoose oo bandhig faneed ka sameeyey dalka Sudan

Ururuka dhalinyarada shabelada hoose ( lower shabelle youth union ) ee qeebta sudan , dhalinyardan aya dhamantooda waxa ay ku nool yihin dalka sudan...

Faahfaahim kasoo bexeysa qaraxii galabta ka dhacay magalada muqdisho

Wararka naga soo gaaaya Isbitaalka Madiina oo ah Halka la gaarsiiyay dhaawacyada qaar kamid ah Dadkii ku waxyeeloobay Qaraxii ka dhacay Degmada Xamarweyne ayaa...

Qarax ismiidaamin ah oo galabta ka dhacay magalada muqdisho

Qarax ismiidaamin ah ayaan galabta waxaa uu a dhacay Baar lagu magacaabo Village oo ku yaalla meel u dhow gurigii hooyooyinka ee magaalada Muqdisho. Labadan...

Ururka midowga dhalinyarada shabelaha hoose oo looga dhawaaqey dalka Sweden

Urur loogu magacdarey Midowga dhalinyarada Shabeellada Hoose ayaa looga dhawaaqey dalka Swedan,kaas oo ay ku midoobeen dhalinyarada ka soo jeedda gobolka Shabeellada Hoose ee...

Gudomiyaha gobolka shabelaha hose oo sheegey in garoonka diyaaradaha ee Number 50 dib loo howl geliyey

Guddoomiyaha Gobalka Shabeelah Hoose ee dowladda Soomaaliya C/qaadir Maxamed Nuur Siidii ayaa sheegay in dib loo howlgaliyay garoonka diyaaradaha ee deegaanka No-50. C/qaadir Maxamed Nuur...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img