WARARKA

Ciidamada dowlada iyo alshabab oo ku dagaalamay deegaanka sabiid ee gobolka shabelaha hoose

Ciidamo katirsan kuwa Millateriga Soomaaliya iyo Xubno kamid ah Ururka Al-Shabaab ayaa dagaal ba'ani ku dhex marey degaanka Sabiid oo kamid ah degaannada hoostaga...

Madaxweynaha oo kulan la qaatey jaaliyada soomaaliyeed ee ku nool dalka turkiga

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Turkiga, isaga oo la wadaagay dadaalka Dowladdiisa...

Reysulwasaaraha oo xafiiskiisa kula kulmay safiirka midowga yurub ee somaliya

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa Maanta waxaa uu xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Tiina Intelmann. Kulanka Ra’iisul Wasaaraha iyo Safiirka...

Cabdirahmaan cabdi shakuur oo maanta gaaray magalada baardheere

Wafdi uu hoggaaminayo Ergayga gaarka ah ee Arrimaha Bini’aadannimada & Abaaraha u qaabilsan Madaxweynaha Soomaaliya Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa Maanta gaarey degmada Baardheere...

Ciidanka boliiska oo xaley howlgalo lagu sugayo amniga ka sameeyey magalada muqdisho

Ciidamada Booliska Gobolka Banaadir, kuwa sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad, Ciidanka NISA oo ay wehlinayeen Ciidamada Koontoroolada Guurguura ayaa xalay howlgallobwadajir ah...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img