Warbaxin Twiterka ay soo dhigeen Al-Shabaab kana soo baxday xafiiska Al-Shabaab ayaa lagu sheegay in Kenya ay ka shalaay doonto dagaalada iyo qabqabshada ku...
Guddoomiyaha baarlamaanka Federalka Soomaaliya, Prof. Maxamed Cismaan Jawaari ayaa sheegay in howlaha ugu badan ee baarlamaanku uu qaban doono afarta sano ee soo socota...
Suxufi Maxamed Maxamuud Tuur-yare oo kooxo hubeysani ay toddobaadkii hore ku dhaawaceen degmada Wadajir ee Muqdisho ayaa xalay dhaawacii soo gaaray awgiis ugu geeriyooday isbitaalka...
Qaar ka tirsan ciidanka boliska somaliyeed ayaa tababar uga furmay dugsiga tababarka booliska ee General Kaahiye ee magaalada Muqdisho kuwaas oo ey tiraduudu gaareyso...