WARARKA

Qarax ka dhacay xaafada Islii oo dad badani dhaawac kasoo gaarey

Qarax xoogan ayaa waxaa uu ka dhacay xaafada ey somalidu u badan tahay ee Islii ee magaalada neyroobi kaasi o geystey qasaaro, qaraxan ayaa...

Maddaxweynaha dowlada federalka somaliya oo la kulmey qaar ka mid ah xildhibanada baarlamanka

Maddaxweynaha dowlada federalka Xasan Sheekh Maxamud ayaa xaley waxaa uu kulan kula qaatey xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya qaar ka tirsan Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya. Kulanka oo...

Iska hor imad shaley gelinkii dambe ka dhacay meel aan sidaa uga fogeyn degmada shalanbood

Dagaal ayaa shaley gelinkii dambe ka dhacay inta u dhexeysa deegaannada Shalaanbood iyo Ceel-wareegow, kaas oo u dhexeeyay ciidamada dowladda Soomaaliya iyo maleeshiyada al-Shabaab. Dagaalka...

Beelaha Digil iyo Mirifle oo Hambalyo iyo taageero buuxda u diraya dowlada federaalka

Ka dib markii ay si toos ah ay ugu wada xiriireen VIDIOO CONFERENCE Dhammaan Jaaliyadaha Beelaha DIGIL IYO MIRIFLE ee degaa Koonfurta Soomaaliya ee...

Amisom oo sheegtey in ey alshabab ka sifeyn doonto gobolada jubooyinka

Taliye ku xigeenka ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM Karncho oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ciidamada Shabaab ay ka sifeeyeen Magaalada Kismaayo ee...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img