Maleeshiyada al-Shabaab ayaa lagu soo warramayaa inay ka baxday deegaannada Ceel-garas iyo Ceel-dheere ee gobolka Galgaduud.
Maleeshiyada ayaa waxey kaloo xooggeedii ciidan kala bexeen degmada...
Maxkamadda gobolka Togdheer ayaa labo nin oo qamri lagu soo qabtay ku ridday xukunno isugu jira xabsi iyo ganaax lacageed.
Labada nin ayaa ciidamada booliska...